Xisbiga Xaqsoor wuxuu rumeysan yahay islamarkaana ku dhiirranyahay taabba-gelinta qarannimo Soomaaliyeed oo mug iyo miisaan leh, saldhigna ay u tahay caddaalad iyo sinnaan bulsho.
Himilada Xaqsoor waa qaran Soomaaliyeed oo ka fiyow musuqmaasuqa iyo caddaalad-darrada, kuna suntan hoggaan-wanaag iyo adeegyo bulsho oo loo siman yahay.

Waxaana dareenka wada lahaanshaha udub dhexaad u noqon doona dastuurka ururka iyo xeer hoosaadyadiisa.

Xisbi fiiro/aragti dheer oo tiigsanaya himilooyin waaweyn oo xaqiijintoodu ay wakhti dheer qaadan doonto.

Soo bandhida qaddiyado waaweyn oo samatabixin kara ummadda Soomaaliyeed ee ay colaadaha iyo saboolnimadu ragaadiyeen.

Dhaqan-Siyaasadeed Cusub:
Hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya waxaa caado u noqotay danaysi iyo naxariis darro. Xisbiga Xaqsoor wuxuu mudnaanta koowaad, labaad, iyo saddexaad siinayaa xuquuqda muwaaddinka Soomaaliyeed iyo tayeyntooda.
1
Heshiis Bulsho:
Ummadda Soomaaliyeed waxaa lakala fogeeyey hoggaan xumo. Sidaa awgeed, Xisbiga Xaqsoor waxaa ka go’an xoojinta walaalninada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.
2
Hufnaan iyo Maamul Wanaag:
Musuqmaasuqa, danaysiga, iyo eex baahday ayaa Soomaaliya la hartay. Xisbiga Xaqsoor wuxuu dagaal aan kala har lahayn la galayaa ku danaysiga iyo ku takri falka awoodaha dawliga ah.
3
Hiilka Dhallinyarada:
Ku dhawaad 80% dadka Soomaaliyeed waa dhallinyaro, kuwaas oo badankoodu aan helin mudnaan. Xisbiga Xaqsoor wuxuu ahmiyad weyn siinayaa dhallinyarada oo ah mustaqbalka dalka.
4
Tayeynta Arrimaha Dibadda:
Musuqmaasuqa, danaysiga, iyo eex baahday ayaa Soomaaliya la hartay. Xisbiga Xaqsoor wuxuu dagaal aan kala har lahayn la galayaa ku danaysiga iyo ku takri falka awoodaha dawliga ah.
5
Horumarin Dhaqaale:
Dalalka waxaa kala hormariya awooddooda dhaqaale. Ayaan darro, tan iyo gobannimadii waxaa dabranaa karaanka muwaaddinka Soomaaliyeed. Xisbiga Xaqsoor waxaa qorshe hortebin leh u ah horumarinta dhaqaalaha iyo kobcinta awoodda waxqabsi ee muwaaddinka, gaar ahaan dhallinyarada.
6
Ahmiyad Siinta Adeegyada Buslsha:
Mas’uuliyadaha ugu waaweyn ee dawladdeed waxaa ugu horreeya bixinta adeeg bulsho. Nasiib darro, Soomaaliya waxaa caado ka noqotay in dawladnimada lagu adeegto ee aan shacabka loo adeegin. Xisbiga Xaqsoor wuxaa ka go’an hirgalinta adeegyada asaasiga ah, sida waxbarasho lacag la’aan ah, caafimaad la awoodi karo, iyo kaaboyaal dhaqaale oo dalka oo dhan ah.
7
3. Horumarin Dhaqaale:
Ku dhawaad 80% dadka Soomaaliyeed waa dhallinyaro, kuwaas oo badankoodu aan helin mudnaan. Xisbiga Xaqsoor wuxuu ahmiyad weyn siinayaa dhallinyarada oo ah mustaqbalka dalka.
8
what's going on

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sedo eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Quis ipsum suspendisse ultrices gravida. Risus comm viverra maecenas accumsan lacus vel facilisis.
Alex Doe

latest events
How we can build a better country together!
Posuere tellus imperdi facilisis antideos. Curabitur faucibu tellusemper lpsumes nunc finibus placer.

Watch the video about us